Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

Gabayo iyo Geeraar xiiso leh..

Gabayo iyo Geeraar xiiso leh.. Welcome To My Wrbsite ( waras ) Ma ogtahay! ! ! MAXAD KA TAQAN NOLOSH

Gabayo iyo Geeraar ay isu diri karaan lamaanaha is doortey...

Intaad dunida nooshiyo

Dalluunka iyo iilkii
Haddii laguugu duugana
Dacalkaan ku haaystaa.
Danna  waan ismoodoo
Da,day adiga oo nool
Midkale lama dagaayee
Dadnimada  aqoonsoo
jaceylkaan ladiideyn
Waa intuu ku daree
Ma ii diirnaxeeysaa
(KULUC)
Inan yahey  diraac iyo
Dirir hooray kalawacan
Adoo doog arkaayana
Lama dego abaaree
Nin dantiiba daayacay
Kan kale dugsanayaa
Ana igala doqonsanee.
Dadnimada aqoonsoo
Sidii   dumar xishoodoo
Hadalkii ladadi jiray
Haygu oran dib dabadeed
(MAGOOL)
Inan yahoow dushadaa
Laygu daadshay malaboo
Horaan kuugu daloo
Kuma deyn karaayee
Danna waan ismoodoo
Inaan  kugu dulmeeroo
Ku dib jiro agtaada
Dadnimada aqoonsoo
Jaceylkaan ladiideyn
Waa intuu ku daree
Ma ii diirnaxeeysaa
(KULUC)
Inan yahay dushaadaa
La ii mariyay dacaroo
Dirqi guurka mahee
Dooqaan ku raacine
Raga laguma diidee
Ruxii aan ku dooneyn
Waa laga dambeeyaaa
Dadnimada aqoonsoo
Sidii dumar xishoodoo
Hadalkii ladadi jiray
Haygu oran dib dabadeed

 

 

culeys kuma dhaqaaqdomana carartocagta socodka kuma dheregtowey ciribsataaceeb maleh yartaniyooquraankaa cadeeyooceynkeeda oo kalenala cadaabi maayeewaa curad ninkii dhalaymahad looga celiyaawaa curad ninkii dhalaylaga siiyo cuudoocidiyaha farahacududaha gacmahaillaa ciribta hoosiyotinta caaradeedana cad xun ku arki meeysideecasarkii cadceedoogodka ciribta gelisooka sokeeyo caadoofalaar wada casaan  ahku cadeeysaybaalaa

 

 

Jaceylku waa wax jira....

Haadka sammada uuliyo

hanashada kalgacalka

ka heegi maayo

ma hurdo habeenkii

ma harsado dharaartii

maqashiye ma heysaa macaaney

hadal kuu dhammeeyey

kuu daadshay miraha

maxaa aan kuu qabtaa maanta

garabkaaga ayaan taaganahay

cimrigeyga inta ka dhiman waan ku sugayaaaa!!!!

Lamaanayaasha is doortey waxaan ku waaninaayaa in ay iska ilaaliyaan cadowga lamaanaha soo dhexgalaya....

Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.

Insert Another Sub Header Here

    Dhab weeye caashaqu

dhibicdiisu kulushahay

dheecaankiisu qaraar yahay

dheshiisu daahsoon yahay

i dhexqaaday jacetlkaaga

dheymantii nafetydaa tahay

dhaawac baan kuu qabaa

dhinac markaan u seexdo

dhanka kama siiyo hurdadee

dhalasho wadaag haddaan nahay

mar ila qorshee howlaheyga...!!!