web-kan waxa isa leh wiil ka da'da yar ee lagu magacaabo C/kariin waxa uuna ugu talagalay dadweynahya soomaliyeed weel walba ay calamka ka joogan
C/kariim Waras
Aan iska kiin baro ugu horeyn magaceygu waa C/KARIIM IBRAAHIM CUSMAAN ( wawesh) waxaan idiin leeyahay barasho wanaagsan....
kuna soo bira dawada yaasha webka .....
waxa aan mar dhaw idin soo gudbin doona waxa yaabo bulshada ay xiisay nayaan!!!!!!!!!!!!!!!
Web-kan waxa aad ka heli karan barnaamijyo kala ah sida tan hoos ku xusan :-
arimaha diinta
iyo sawirada arts ah oo logu tala galay ilmaha yar-yar in lagu madadaaliyo
waxa meesha ka maaqnayn sheekoyinka jaceylka
aqritow waxa lala iyo wixi aad tabayso waxa aad iugu soo hagajin karta waras60@hotmail.com
Waa Muuqaalka C/kariim WAWESH( Click ku dheh haddaad rabto inuu sawirka kuu weynaado )
Haddad rabti sawiro badan oo aad kuu xiisa gelin doona waxaad ka daawan kartaa beejka ku magaceysan SAWIRO dooro adigaa yaabo dooneee.....!!!!
Nolosha maxa ka taqana riyo miya mise waa dhab
Waxyaabo ku saabsan dabeecaddeeda...
Had iyo goor waxaan jeclahay inaan dhowro nidaamka waddankeyga, waxaan ahay wiil dabeecad wanaagsan leh oo ay dadka la yaabeen, had iyo goor waxaa sidoo kale aan jeclahay wax walba oo dunida dusheeda yaala.


